Maqaallo

KULMIYE MIYUU IS IIBIYAY?WAXA QOREY UBAX SICIID CABDULE.

Xisbiyada siyaasadu waa salaanka laga fuulo kursiga laga hago qaranka , marka ay koox siyaasiyiin ah oo isku mabda'ah ay isu bahaystaan

Wednesday September 28, 2016 - 20:14:23

Daawo: Aqooyahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Wallaha Eek U Dagalamaya Ceelafwayn

Barkulan:-- Aqooyahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Wallaha Eek U Dagalamaya Ceelafwayn

Tuesday September 06, 2016 - 16:19:58

Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Mudo Todobaada U Xidhan Maamulka Madaarka Iyo Wasiir Maxamuud Xaashi

Barkulan:---Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr oo mudo todobaad ah ku xidhan Xarunta C.I.D. Siciid wuxuu ka mid yahay Macalimiinta

Wednesday August 24, 2016 - 13:28:05

MUDANAHA MA TIRSANAHA AH EE GOLAHA DEEGAANKA HARGEISA

Mudanaha ma tirsanaha ee golaha deeganka hargeisa Qalinkii:maxamed Aadan Seed

Tuesday August 23, 2016 - 15:52:54

Dhalinyarada iyo hogaaminta dalka/ Mukhtar Cabdi Cilmi

Tan iyo markii somaliland ku dhawaqday la soo noqoshadedii qaranimada somaliland bishii may 1991, somaliland waxay ku talaabsasaty

Sunday August 21, 2016 - 21:22:18

WASIIR BAASHE CALI JAAMAC: HALYEY BAAL-DAHAB AH KA GALAY TAARIIKHDA SOMALILAND IYO NABADAYNTA GOBOLADA BARRI W/Q: YUSUF SHIINE

Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland Mudane Baashe Cali Jaamac Waxa uu Noqday Bil Cusub oo u dhalatay Bulshada Reer somaliland

Wednesday August 17, 2016 - 14:04:01

Wiilkan Yar Dar Alle Ku Caawi Wixii Aad Helayso Wiilkan Oo Buro Ka Soo Baxday Maskaxda Kaasi Oo Tiray Indhaha

Wiilkan Yar Dar Alle Ku Caawi Wixii Aad Helayso Wiilkan Oo Buro Ka Soo Baxday Maskaxda Kaasi Oo Tiray Indhaha

Friday August 12, 2016 - 07:30:55

Daawo:Waraysi Gaara Oo Shakada Barkulannews.Com Ka Qaaday Qoraaga Buuga Hooyo

Barakulan:-Waraysi Gaara Oo Shakada Barkulannews.Com Ka Qaaday Qoraaga Buuga Hooyo

Thursday August 04, 2016 - 03:28:12

RAAD RAACA DHAQANKA SOOMALIYEED

qaybta 1 waad Nolosha migu waxay ku xidhantahay xoolaha nool waana dad reer guuraaya oo xukumo wadcigu

Friday July 29, 2016 - 17:37:45

SHIRKA BEELAHA GARXAJIS MA XAARAANBA MISE WAA XALAAL ?

Barkulan:-Xubno ka tirsan Beelaha wada dhasahy ee Garxajiz " Saciid Ismaciil & Daoo'd Ismail" ayaa dhawaan

Tuesday July 19, 2016 - 08:04:48

Turkiga Maxaa Innaga Dhexeeya?W/Q Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub

Turkiga Maxaa Innaga Dhexeeya?W/Q Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Xasan Rakuub

Monday July 18, 2016 - 22:08:34

Maxa Lagu Xasuusan Doona Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ?

Xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Silaayo

Sunday July 17, 2016 - 15:49:45

Daawo:-"Maanan Xaq U Lahayn Inaan Ciido Oon Caruurta La Mid Ahaado"Waa Muqal Wiil Danyara Ah

Barkulan:-"Maanan Xaq U Lahayn Inaan Ciido Oon Caruurta La Mid Ahaado"Waa Muqal Wiil Danyara Ah

Saturday July 02, 2016 - 13:01:37

IFTIINSHE 2: Saamaynta Burburka Qoysku Ku Leeyahay Ubadka

Ku soo dhawaada warbixintii 2aad ee taxanaha barnaamijka IFTIINSHE .

Tuesday June 28, 2016 - 09:56:03

Daawo: Barnaamujka Qaybtii 6aad Barkada Bisha Ramaadan Iyo shacbka oo khadka tel suaalo kueydiinaya Qora Shekh Maxamed Xirsi

Barkulan=Barnaamujka Qaybtii 6aad Barkada Bisha Ramaadan Iyo shacbka oo khadka tel suaalo kueydiinaya Qora Shekh Maxamed Xirsi

Sunday June 26, 2016 - 13:59:44

Siyaasadda iyo Dhallinyarada Somaliland.!!, Bilow Fiican.!!. W/Q. Cabdirashiid Jeeni

Siyaasadda iyo Dhallinyarada Somaliland.!!, Bilow Fiican.!!. W/Q. Cabdirashiid Jeeni

Wednesday June 22, 2016 - 21:12:58

HALOO HIILIYO HORN CABLE "HCTV"

HALOO HIILIYO HORN CABLE "HCTV"

Wednesday June 22, 2016 - 21:07:21

Muwaadin Maxaad Kala Socotaa Hantida Qaranka Ee Uu Musharax Muuse Biixi Xalaalaystay.

Wadama aduunka sadexaad waxaa la hadhay hogaan xumo gundhigeedu yahay askari macangag ah oo ummada ku beerlawaaxsada anaa idin xoreeyay

Monday June 20, 2016 - 22:54:32

Faallo iyo falan'qayn Axmed Ismaciil Samatar oo ku biiray Xisbiga Kulmiye.W,q Qareen/Khadar Aar.

​Pro Axmed Ismaciil Samatar waa nin ku dhashay Somaliland gaar ahaan Gobolka Gabiilay ,waa nin ku faana kuna farax san wakhtigan

Tuesday June 14, 2016 - 22:05:00

Sidii Aanu Isu Fahannay – W/Q: Cabdishakuur Heersare (Sawirro)

Markii aanu soogalnay waanu yara naxnay. Waayo? Waxa aanu ka soo baxnay shaqo oo waxa aanu rabnay in aanu nasanno oo bun iyo sharaab aanu cabno. Mar keliya ayay indhahayagu qabteen saf arday ah oo dheegga isku haysa.

Monday May 30, 2016 - 23:39:52

Booqashadii Axmed X. Carwo Ee Sweden Iyo Norway (Sawirro Iyo VIDEO)

Waxaan u boqolay Stockholm si aan uga qayb galo dabaal deggii sannad guuradii 25naad ee qaranimada aynu la soo noqonay iyo xuska 18ka May 2016. Waxay ahayd maalin damaashaad iyo xusuus murogo iyo qiimeyn guulaha halgankii SNM

Monday May 30, 2016 - 23:24:25

Heshiiska Xukuumaddu La Gashay Shirkadda DP World Waa Deyn Qaranka La Geliyey 30 Sano !!

Mashruuca Dhismaha Ballaadhinta Dekedda Berbera wuxuu ku habboonaa in Qorshe ka fiirsasho badan leh loogu diyaar-garoobo Heshiiska Xukuumaddu la gashay Shirkadda DP World oo Maalgelinteedu tahay Deynta loo yaqaanno (Bad Debit).

Saturday May 28, 2016 - 01:51:51

Heshiiska Dekedda Berbera Kuma Hakanayo Hagardaamada Cadowga!

Salaanta islaamka ka dib, waxaan jeclahay Inaan warbixin kooban ka qoro siday ku bilaabmatay iyo sababaha keenay inuu yeesho cadow badan markii uu soo baxay heshiiska casriyeynta dekeda Berbera ee dhexmaray

Friday May 27, 2016 - 23:21:52

SHEEKO: Cashuurta Caano Ku Bixi !

Doorashadii Goleyaasha Deegaanka ee 2012 ayaanu tababar ka wada qayb-galnay in ka badan 105 dhallinyaro ah oo isu diyaarinaysay ololaha oo dhamaantood Musharrixiin ahaa. Kulamadii tababarka mid ka mid ah ayaa la waydiiyay Musharrax kasta sababta uu isku soo sharaxay.

Thursday May 26, 2016 - 15:43:26

Abwaan Xasan Laabsalaax-Abwaanimo u Qirey hase ahate-Waa kaligiis Taliye Macangagnimada Africanka

Suugaantu waa wax la wada leeyahay Bulsho isku dhaqan iyo af ah ka dhaxeeya-Wacantahay in la wada ilaashado-Wanaaga

Wednesday May 25, 2016 - 11:53:02

Malafahmay dhibaatooyinka ka dhacay dalka ee ay keentay maamul xumada madaxwayne siiraanyo

ee golihii wakiiladuna uu ugqaybsamay wax kujira jeebka siiraanyo iyo wax mucaarid ah oo laga batay iyo golihii guurtida oo noqday mas cunaaya mustaqbakii

Wednesday May 25, 2016 - 11:49:03

Wasiir Cadaani waxaa laga hayaa, waxa aanu isa soo aragnay Galabta Madaxwaynaha iyo Marwadiisa.W.q.Qareen/Khadar Aar.

Waagi baryaaba waayo leh ,ayaan kasta oo aad Aduunka kor kiisa kusii noolatana waxa ay kuu kordhinaysa waya'aragnimo iyo

Wednesday May 25, 2016 - 11:46:35

Xiddigaha Geeska Maxaa U Dan Ah? Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Qormadan waxaan u qoray laba sababood waa ta hore'e waxaan markhaati ka ahay adiguna akhrista laga yaabaa inaad ila qirsantahay doorka faneed ee ay waqtigan kooxda

Wednesday May 25, 2016 - 01:25:42

Boobka Qasriga iyo Beylahda Qaranka!

Muwaadiniinta sharafta leh waxaan filayaa inaad la socoteen qormadii hore ee aan kusoo qaatay boobka hantida umadda ee lagu eekeysiiyey

Monday May 23, 2016 - 12:53:57

Sababo badan baa keeni kara Gooni isu taaga Fanaan BK -In uu ka baxo Kooxda Xidigaha Geeska

Xaqbuuna u leeyahay in uu u Madax Banaanado-Cidna u Daba Fadhiisan..Hibadiisa-Hobbalnimo.

Monday May 23, 2016 - 12:49:27

Geed Qodax'leh iyo Gudin iyo Hangool waa waxaa Dhulkeena u gaar ahee laynagu gartaa.

Tariikhdu waa dhaxalka iyo dhigaalka dhabta ah ee bulsho leedahay,waa shay ay ka tageen Guurti iyo waxgarad ay umadi leedahay ,Tariikhdu waa shay meel

Monday May 23, 2016 - 12:45:39

Waa Maxay Sababta Madaxweyne Siilaanyo Uu Dhaqanka Uga Dhigtay In Wasiirka Madaxtooyadu Uu Noqdo Beeshiisa ?

Jamhuuriyadda Somaliland, waxay dib ula soo noqotay Madax-bannaanideeda Sannadkii 1991 oo Maanta laga joogo 25 Sannadood, Haddaba rubuc-qarnigaasi ay jirtay Madax-bannaanida Somaliland waxay ka soo gudubtay Marxalado badan oo lahaa waayo iyo duruufo badan oo kala gedisan.

Monday May 23, 2016 - 02:03:20

Gefkii laga galay wiilkii Gabooye: Waxa Qoray Cumar Seerbiya

Saw ma jirto waxbaaha qaar aanayd jeclaysan inaad adigu ahayd qofkii ogaa marar badana saw isma tidhaahdid naftaada ku qanci inayna waxba ka ogayn arrin aan lagaaga xog-ogaal sanayn dareen aan fiicnayd oo ay lahayd darteed , sheekadan ayaa dhacdo midabkaasi leh huwan

Monday May 23, 2016 - 00:12:35

AKHRISO: Midhaha Hees Uu Boobe Yuusuf Ducaale Ugu Talo-galay Xuska 25 Guurada Somaliland

Heesta Rubuc-guurada ama 25-Guurada 18ka Meey Ereyadii: Boobe Yuusuf Ducaale

Friday May 20, 2016 - 22:14:58

Gobollada Bari Xabbad uma baahnee Xal Siyaasadeedbay U baahan yihiin !

Gobolka Sool waa gobol ka mida deegaanka Somaliland oo ay ku dhaqan yihiin bulsho dhaqan iyo dhaqaale wadaag ay yihiin dhammaan deegaanada kale ee Somaliland. Waa dhul ciid ahaan iyo carro ahaanba ka tirsan dhulweynaha Somaliland.

Friday May 20, 2016 - 17:55:06

Maalintii go'aanka!

Markii shalay lagu legdamay, libtiyo guushaad hesheen, Barbaartii lee'atiyo, Lixliyo shiine u dhinteen, Leel-leelka

Thursday May 19, 2016 - 06:26:21
Wararka

Daawo: Mujaajalada Abwaan Faarax Murtiile Qosolkii Iyo Maadii Barnaamijkii Laga Duubay

Barkulan:--- Mujaajalada Abwaan Faarax Murtiile Qosolkii Iyo Maadii Barnaamijkii Laga Duubay

Friday September 30, 2016 - 16:48:11

Daawo: Geed 300 Cudur & Ka Badan Dawo Ka Ah Oo Somaliland Laga Beeray Laguna Warshadeyay Markii U Horaysay Gudaha Somaliland

Barkulan:---Geed 300 Cudur & Ka Badan Dawo Ka Ah Oo Somaliland Laga Beeray Laguna

Friday September 30, 2016 - 16:35:30

Daawo:Lixda Masaajid Ee Aduunka Ugu Waawayn Oo Halkii Salaadba Ay Ku Tukan Karaan Lix Milyan Oo Qof

Barkulan:---Lixda Masaajid Ee Aduunka Ugu Waawayn Oo Halkii Salaadba Ay Ku Tukan Karaan Lix Milyan Oo Qof

Friday September 30, 2016 - 16:27:52

Daawo:"Hadii Maanta Faysal Iyo Muse Iga Baiyaan Anigu Burburkoodan Ka Shaqaynayaa Igana Macaashimaayan"Musharax Jamaal Cali Xuseen

Barkulan:--:"Hadii Maanta Faysal Iyo Muse Iga Baiyaan Anigu Burburkoodan Ka

Friday September 30, 2016 - 16:19:44

Daawo:Xukuumada Somalilan Oo Oo Geed Dheer U Fuushay Sidiii Nabaa Gobalada Bari Ugu Soo Dabaali Lahayd

Barkulan:---Xukuumada Somalilan Oo Oo Geed Dheer U Fuushay Sidiii Nabaa Gobalada Bari Ugu Soo Dabaali Lahayd

Friday September 30, 2016 - 14:22:16

Daawo:"Dhaqaalaha Somaliland Waxa Lagu Naas Nuujiyaa Qabiilo Ku Haqan Somaliland"Siyaasi Maxamed Food Yare

Barkulan:---"Dhaqaalaha Somaliland Waxa Lagu Naas Nuujiyaa Qabiilo Ku Haqan Somaliland"Siyaasi Maxamed Food Yare

Friday September 30, 2016 - 14:15:08

Daawo:Dawladaha Maraykanka Iyo Ruushka Oo Mar Labaad Ka Wadada Halaya Dagaalka Deeganada Go,doonsan Ee Dalka Syria

Barkulan:---Dawladaha Maraykanka Iyo Ruushka Oo Mar Labaad Ka Wadada Halaya Dagaalka Deeganada Go,doonsan Ee Dalka Syria

Friday September 30, 2016 - 14:10:50

Daawo:Dawlaa Britan Oo Rabta Inay Qadiyada Somaliland Horgaysao Golaha Amaanka Qaramaada Midawbayn

Barkulan:---Dawlaa Britan Oo Rabta Inay Qadiyada Somaliland Horgaysao Golaha Amaanka Qaramaada Midawbayn

Friday September 30, 2016 - 14:00:55

Daawo: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Manta Hargeisa Ku Soo Dhaweeyey Masuuliyiin Sar Sare Oo Xisbigaasi Ka Tirsan

Barkulan:--- Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo Manta Hargeisa Ku Soo Dhaweeyey Masuuliyiin Sar Sare Oo Xisbigaasi Ka Tirsan

Friday September 30, 2016 - 13:55:58

Dawlada Sucuudiga Ayaa Fariiin Adag Oo Hanjabaada U Dirtay Dawlaa Maraykanka

Barkulan:---Dawlada Sucuudiga Ayaa Ugu Baaqday Aqalka Congress-Ka Inuusan Ogolaan Inaan Dadkii Waalidiintood Ku Dhinteen

Friday September 30, 2016 - 13:46:24

Daawo:Cali Khaliif Oo Soo Bandhigay Qodobada Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo

Barkulan:---Cali Khaliif Oo Soo Bandhigay Qodobada Wada Hadalada Somaliland Iyo Khaatumo

Thursday September 29, 2016 - 23:25:21

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Somaliland Oo Ka Hadlay Go,Aanka Qaadhaan Bixiyayaasha Somaliland Ka Qaaten Kala Qaadista Labada Doorasho

Barkulan:----Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore Somaliland Oo Ka Hadlay Go,Aanka Qaadhaan

Thursday September 29, 2016 - 23:17:52

Daawo: Xukuumada Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Samaysay Qunsulka Turkiga U Jooga Hargeisa

Barkulan:----: Xukuumada Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed U Samaysay Qunsulka Turkiga U Jooga Hargeisa

Thursday September 29, 2016 - 23:10:06

Daawo:Maamulka Schoolka Maxamuud Axme Cali Oo Gubay Bug Dhawaan Soo Baxay Oo Meelo Badan Oo Somaliland Lagu Soo Bandhigay

Barkulan"----Maamulka Schoolka Maxamuud Axme Cali Oo Gubay Bug Dhawaan Soo Baxay Oo Meelo Badan Oo Somaliland Lagu Soo Bandhigay

Thursday September 29, 2016 - 18:02:52

Daawo:Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Soomaalia Oo Ka Hadlay Dhalinta Soomaaliyeed Ku Xidhan Hindiya

Barkula:---Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka Soomaalia Oo Ka Hadlay Dhalinta Soomaaliyeed Ku Xidhan Hindiya

Thursday September 29, 2016 - 16:30:39

Daawo: Laamaha Amanka Sool Oo Manta Kulan Iskugu Yimi Xarunta Gobalka Sool Iyo Ujeedka Kulankaa

Barkulan-----: Laamaha Amanka Sool Oo Manta Kulan Iskugu Yimi Xarunta Gobalka Sool Iyo Ujeedka Kulankaa

Thursday September 29, 2016 - 16:23:47

Daawo: Wasiir Cali Mareexan Oo Shaaca Ka Qaaday In Dhismaha Wadada Ceerigaabo Ku Kaliyeystay Baaqna Bulshaa Ceerigabo U Diray

Barkulan:---Wasiir Cali Mareexan Oo Shaaca Ka Qaaday In Dhismaha Wadada Ceerigaabo Ku Kaliyeystay Baaqna Bulshaa Ceerigabo U Diray

Thursday September 29, 2016 - 16:09:34

Golaha Wasiirada Soomalia Ayaa War Murtiyeed Ka Soo Saaray Duqayntii Maraykanku Ka Gaystay Galmudug

Barkulan:----Go'aanka Maanta Golaha Wasiirada soomalia ka soo saareen Duqeyntii Maraykanka u geystay Ciidamada Dowlad

Thursday September 29, 2016 - 15:56:51

Siyaasiyiinta Isbahaysiga Oo Hargeysa isugu Wada Yimid Iyo Wada Hadaladii Gunaanadka Oo La Filayo Inay La Bilaabaan Waddani

Barkulan:---Siyaasiyiinta hore uga tirsanaa xukuumadda iyo xisbiga KULMIYE ee ku bahoobay isbahaysiga, ayaa hadda isugu s

Thursday September 29, 2016 - 15:39:12

Daawo:Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ay U Shaqeeyan Iyo Qadaraasyada Ay Bixiyaan

Barkulan:----Gudoomiyaha Gudida Qandaraasyada Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ay U Shaqeeyan Iyo Qadaraasyada Ay Bixiyaan

Thursday September 29, 2016 - 15:33:40

Daawo: Badhasaabka Gobalka Togheer Oo Manta Kulan La Yeeshay Gudiyaa Nebedgalyada Degmooyinka Burco

Barkulan:--- Badhasaabka Gobalka Togheer Oo Manta Kulan La Yeeshay Gudiyaa Nebedgalyada Degmooyinka Burco

Thursday September 29, 2016 - 15:20:47

Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Xisbiga Muxaafika Ah Ee Kulmiye Oo Iska Casilay

Barkulan:---Guddoomiyihii xisbiga KULMIYE ee gobalka Maroodi-jeex Khadar Cabdi Xuseen, ayaa iska casilay xilkii guddoomiyenimo

Thursday September 29, 2016 - 15:13:19

Daawo: Sheikh Shariif Oo Ka Halay Cida Loo Aanaynaayo Iibka Baa Soomalia Ee Imika Maxkamada Ku Jirta

Barkulan:----- Sheikh Shariif Oo Ka Halay Cida Loo Aanaynaayo Iibka Baa Soomalia Ee Imika Maxkamada Ku Jirta

Thursday September 29, 2016 - 15:04:50

Maamulaha Madaarka Hargeisa Oo Qaab Reeraysan Ula Kala Saftay Garab Ka Mida Labada Garab Ee Xisbiga Ucid

Barkulan:----Maamulaha Madaarka Caasimada Hargeisa Maxamed Yusuf Ismaacil Ayaa Waxa Uu Si Cad Ugu Kala Hiiliyey

Thursday September 29, 2016 - 15:01:17

Gudida Fulinta Xisbiga Ucid Oo Soo Saaray Afar Qodob Kulan Ay Manta Yeeshen Ka Dib

Barkulan:---Kulan ay manta gudida fulinta xisbiga mucaaridka ah ucid magaalaada hargeisa ku yeesheen ayaa waxa soo saaren afar qodob oo ka kooban

Wednesday September 28, 2016 - 19:28:47

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Mukhtaar (Dabxaan) Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Walaalaha Ah Ee Degmada Ceelafwayn

Barkulan:----Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Mukhtaar Maxmuud Cilmi (Mukhtaar Dabxaan) Ayaa Galabta Maruu

Wednesday September 28, 2016 - 18:45:25

Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka Soomaliland Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Magaalada Boorama Kaga Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdiraxmaan

Barkulan:--- Madaxwayne Ku Xigeenka Soomaliland Cabdiraxmaan Saylici Ayaa Magaalada Boorama Kaga Qayb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Cabdiraxmaan

Wednesday September 28, 2016 - 17:10:27

Daawo: Dawlada Turkiga Oo Deeq Mucaawino Ah Soo Gaadhsiisay Somaliland

Barkulan:---- Dawlada Turkiga Oo Deeq Mucaawino Ah Soo Gaadhsiisay Somaliland

Wednesday September 28, 2016 - 17:06:12

Daawo: Wasiir Ku Xigeenka Qorashaynta Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ugu Haboon Ee Tahriibka Halinta Looga Hor Tagi Karo

Barkulan:--- Wasiir Ku Xigeenka Qorashaynta Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Qaabka Ugu Haboon Ee Tahriibka Halinta Looga Hor Tagi Karo

Wednesday September 28, 2016 - 14:14:42

Dawwo:Ciidanka Booliska Gobalka Sool Ayaa Soo Qabqabtay Kahmrsi Hoos Loogu Iib Gaynaayey Suuqyaa Laas-Canod

Barkulan:----Ciidanka Booliska Gobalka Sool Ayaa Soo Qabqabtay Kahmrsi Hoos Loogu Iib Gaynaayey Suuqyaa Laas-Canod

Wednesday September 28, 2016 - 14:08:33

Daawo: Xaalka Deeganadii Ay Ka Dhaceen Dagaaladu Ee Ceelafwayn

Barkulan:---- Xaalka Deeganadii Ay Ka Dhaceen Dagaaladu Ee Ceelafwayn

Wednesday September 28, 2016 - 13:58:37

Wargeys Ka Soo Baxa Dalka Koon-Fur Afrika Oo Warbixin Layaable Ka Qoray Dhacdooyinka Somaliland Kaga Duwan Tahay Dalal Ku Yaalla Mandaqadda

Barkulan:--Majalladda Daily Maverick oo fadhigeedu yahay johannesburg, South Africa,ayaa Jamhuuriyadda Somaliland

Wednesday September 28, 2016 - 13:44:11

Daawo: Barkhad Jaamac Batuun Oo Isku Soo Sharaxay Jagada Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Waani

Barkulan:--- Barkhad Jaamac Batuun Oo Isku Soo Sharaxay Jagada Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Waani

Wednesday September 28, 2016 - 13:31:52

Ciidanka Difaaca Putland Iyo Al-Shabaab Oo Dagaal Adagi Xalayto Dhex Maray

Barkulan:---Warar lagu kalsoonyahay oo ay heshay warbaahinta Puntlandnews ayaa sheegaya in ciidanka difaaca dowladda Puntland

Wednesday September 28, 2016 - 11:34:14

"Beesha Caalamku Waxay Ina Soo Gashay Doorashadii Wakiilada Ee 2005, Xisbiyadii Mucaaradka Ayaana Sabab U Ahaa Inay Yimadaan,"

Barkulan:--Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay labada Doorasho ee uu Madaxweynuhu

Wednesday September 28, 2016 - 11:11:59