Munaasbad balaadhanoo lagu taageeraayey musharaxa gudoomiye kuxigeenka koobaad ee xisbul xaakimka kulmiye bro: xasan maxamed cali { goofaadhi} ayaa maanta kaqabsoontay hotel deero e magaalada burco

0
Thursday April 24, 2014 - 20:32:31 in by
  • Visits: 60943
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasbad balaadhanoo lagu taageeraayey musharaxa gudoomiye kuxigeenka koobaad ee xisbul xaakimka kulmiye bro: xasan maxamed cali { goofaadhi} ayaa maanta kaqabsoontay hotel deero e magaalada burco

    Munaasbad balaadhanoo lagu taageeraayey musharaxa gudoomiye kuxigeenka koobaad ee xisbul xaakimka kulmiye bro: xasan maxamed cali { goofaadhi} ayaa maanta kaqabsoontay hotel deero e magaalada burco

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasbad balaadhanoo lagu taageeraayey musharaxa gudoomiye kuxigeenka koobaad ee xisbul xaakimka kulmiye bro: xasan maxamed cali { goofaadhi} ayaa maanta kaqabsoontay hotel deero e magaalada burco


Munaasbad balaadhanoo lagu taageeraayey musharaxa gudoomiye kuxigeenka koobaad ee xisbul xaakimka kulmiye bro: xasan maxamed cali{ goofaadhi} ayaa maanta  kaqabsoontay hotel deero e magaalada burco

 

 munaasabadan oo ay kasoo qayb galeen salaadiin cuqaal culimo aw diin siyaasiyiin wax garad haween  dhalinyaro iyo marti sharafkaloo aad utiro badan

 

 

waxa ugu hoyan halkaasi ka hadlay  oday c/laahi axmed yuusuf iyo

Caaqil Ismaacil Aw Cabdi oo ku dheeraday muhimada ay daarantahay munasibadani  iyo tageerada buuxda ee ay uhayaan pro:Xasan Gafaadhi oo utaagan Jagada gudoomiye ku xigeenka kowaad  xisbiga taladda haya ee Kulmiye waxana hadaladooda kamid ahaa

 

Waxaan manusabadan uqabanay inan ku tageerno ku dhirigalina kusoo dhaawayno pro xasan gaafaadhi oo ushataxan gudomiye xigeenka kowaad ee xisbiga kulmiye   is sharaxada gudoomoyaha waxay kamid tahay shuurucda xisbiga kulmiye yaala waxaan kula dardaarmayaa gudoomiyaha iyo cida sharaxanba inay ilashadaan hormarka iyo isku duubinida  dadlka iyo dadkaba

 

Waxa iyagina munasibadani ka hadlay   Caaqil Maxmuud Kaarshe Maacilin Axmed Nairobi  ,Oday Xuseen Jamac ,cabdikariin muraad  oday salebaan maxmuud cabdi iyo dad aad ufaro badan waxay si isku mid ah utageereen pro xasan gaafadhi  waxanay ku soo dhawayeen kuna amamaneen inu u qalmo jagada  godoomoye ku xigeen ka kowaad ee xibiga kulmiye oo hanan karo hadii uu ku guulaysto  iyaga oo si iskumida ula dardaarmay inuu noqdo mid aan cidna ulaxaan oo si dacada ugu adeego bulshada rer Somaliland

 

 

Iskusoo wada duubo munasibadani lagu tageerayo oo kimid ah dhiirigalinta pro xasan gafaadhi kasi ooh ore uhaan jiray gudoomiyahii urur siayasdedki Rays ee ku Hadhay Dorashooyinkii goalaha degaanka ee laga soo gudbay  iyadoo la filayo in uu shirwaynahi xisbiga Kilmiye  uu qabsoo mi doono Muddo dhaw


xasan xanaano 



                             burco office

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip