​ ​ Suuqa kala Iibsiga: Kooxda Chelsea oo diyaar u ah iney Qiimo qaali ah Hazard kaga iibiso Real Madrid

0
Wednesday December 02, 2015 - 11:20:53 in by ahmed mohamed
  • Visits: 1045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ​ ​ Suuqa kala Iibsiga: Kooxda Chelsea oo diyaar u ah iney Qiimo qaali ah Hazard kaga iibiso Real Madrid

    Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa wali xiiseneysa iney lasoo saxiixato ciyaaryahanka kooxda Chelsea ee Eden Hazard.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa wali xiiseneysa iney lasoo saxiixato ciyaaryahanka kooxda Chelsea ee Eden Hazard.

Kooxda kubada cagta ee Real Madrid ayaa wali xiiseneysa iney lasoo saxiixato ciyaaryahanka kooxda Chelsea ee Eden Hazard.

Xidiga qaranka Belgium-ka ayaa bartilmaameed unoqon doona kooxda Madrid, xili la ogaaday in Chelsea ay dhagaysan doonto dalabyada ay ka heleyso.

Kooxda macalin Mourinho ayaase dooneysa in hadii Hazard uu kooxda ka tagayo ay ubaahan yihiin lacag rikoor ah oo dhan £84.2million, sidaas waxaa ogaanaya Website.ka Spain laga leeyahay ee Fichajes.net.

Kooxda Spain ka dhisan ayaa ubaahan in Hazard ay ka dhigto badalka mudada dheer ee Cristiano Ronaldo xili sidoo kale kooxda lala xariirinayo inuu ka tagi doono Gareth Bale

Inkasyoo Chelsea ay ku adkaan doonto in 24 jirkaan ay iska sii deyso, hadana milkiilaha Chelsea ayaa ubaahan inuu sameeyo kacaan cusub, waxaana uu kooxda kusoo biirin doonaa xidigo cusub, isagoo ku qasban inuu iibiyo qaar kamid ah kuwa ujooga.

Hazard ayaa sidoo kale la fahansan yahay inuusan ku qanacsaneyn noloshaStamford Bridge halka sidoo kale shaki la geliyay xariirika uu la leeyahay tababare Jose Mourinho.

Kooxda kale ee PSG ayaa diyaar u ah iney saxiixa Hazard kula tartanto kooxda kubada cagta ee Real Madrid.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip