​ ​ SHAACIN: Sergio Aguero oo sheegay inuu si lama filaan ah ugu biiri doono Cadowgiisa Manchester United

0
Friday December 04, 2015 - 05:14:17 in by ahmed mohamed
  • Visits: 949
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ​ ​ SHAACIN: Sergio Aguero oo sheegay inuu si lama filaan ah ugu biiri doono Cadowgiisa Manchester United

    Sergio Aguero ayaa ka nixiyay Manchester City isagoo sheegay inuu ku biiri doono Man United,marka uu dhamaado heshiiskiisa Etihad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sergio Aguero ayaa ka nixiyay Manchester City isagoo sheegay inuu ku biiri doono Man United,marka uu dhamaado heshiiskiisa Etihad .

Qandaraaska gool-dhaliyahan reer Argentine ayaa dhacaya 2019-ka,waxaa uu sidookale ku fikirayaa inuu dib ugu laabto dalkiisa.

Wargeyska kasoo baxa France ee So Foot ayuu u sheegay” Mar kasta waxaa sheegaa inaan ku laaban doono kooxdeydii hore ee


Qandaraaska gool-dhaliyahan reer Argentine ayaa dhacaya 2019-ka,waxaa uu sidookale ku fikirayaa inuu dib ugu laabto dalkiisa.

Wargeyska kasoo baxa France ee So Foot ayuu u sheegay ” Mar kasta waxaa sheegaa inaan ku laaban doono kooxdeydii hore ee Independiente marka uu dhamaado qandaraaskeyga City”

” Waxaa dhici karto inaan shaqo ka doonto Manchester United,laakiin wax walbo waxaa la ogaan doonaa waqtigooda” sidaas ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Red Devils ayaa u waalaneysa adeegga Aguero,lacago walbo ayayna quuri laheyd haddiiba ayba heleyso saxiixiisa.

27 jirkan ayaa sanaddii 20111-kii ku yimid Premier League-ga qiimo dhan £38m waxaa uuna kooxda ku hogaamiyay guushii ugu horeysay oo horyaalka ah sanado badan kadib.

85 gool ayuu saxiixay 129 kulan oo uu u saftay kooxda Maneul Pellegrini

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip