Kooxda Real Madrid Oo Tababare Loo Magaacay Markii La Eryay Tababare Benitez

0
Tuesday January 05, 2016 - 17:19:57 in by ahmed mohamed
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Real Madrid Oo Tababare Loo Magaacay Markii La Eryay Tababare Benitez

    Hargeysa,(DMN)-Kooxda weyn ee kubadda cagta ee Real Madrid, ee dalka Spain, waxa ay eryeen tababarahoodii Rafa Benitez

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa,(DMN)-Kooxda weyn ee kubadda cagta ee Real Madrid, ee dalka Spain, waxa ay eryeen tababarahoodii Rafa Benitez

Real Madrid ayaa haatan kaalinta saddexaad kaga jirta kala horreynta shaxda horyaalka Spain ee La Liga, waxa ayna ka hoosaysaa kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid oo kow iyo laba ku kala jira.
Benitez, oo kooxdaasi maamulayay todoba bilood oo kaliya ayaa waxaa saarnaa cadaadisa tan iyo markii ay 4 iyo waxba bishii Nofeembar kaga adkaatay kooxda Bercelona ee uu ka dhaxeeyo xifiiltanka adag.
Kabtankii hore ee xulka Faransiiska ahna tababaraha kooxda da’da yar ee Real Madrid B, Zinedine Zidane, ayaa loo magacaabay in uu qabto xilka laga qaaday Benitez.

 

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip