Magac-yada 12 Xildhibaan Oo Laga Qaadey Xasanadii Baarlamaanka Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya + [ Muuqaal ]

0
Friday February 08, 2019 - 10:40:19 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magac-yada 12 Xildhibaan Oo Laga Qaadey Xasanadii Baarlamaanka Dawlad Deeganka Somalida Itoobiya + [ Muuqaal ]

    Kulan maanta Baarlamaanka Ismaamulka Soomaalida uu ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa xasaanaddii looga qaaday 12

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulan maanta Baarlamaanka Ismaamulka Soomaalida uu ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa xasaanaddii looga qaaday 12

ka mid ahaa xildhibaannada Maamulkaas.

Xildhibaannada ayaa lagu eedeeyay in ay qeyb ka ahaayeen xubnihii abaabulay rabshadihii ka dhacay Magaalada Jigjiga ee sababay dhimashada dad gaaray 58 qof.

Xildhibaannada Xasaanadda laga qaaday waxaa ka mid ah;

Ahmed Abdi (ilka case) , MARWO Sucaad ahmed Faarah , Mohamed Rashiid Isaaq , Marwo Fartuun , Mohamoud Heeryo , Marwo Ayaan Gulaandhe , Abdi Mahad , Khadar Dheere , Abdi Haliim , Marwo Maajida ,Xildhibaan Miig . Marwo Nasra Hassan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip