Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ku Dhaliilay In Aanay Jeclayn Guulaha Dalka

0
Saturday February 09, 2019 - 10:38:43 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Oo Xisbiyada Mucaaradka Ah Ku Dhaliilay In Aanay Jeclayn Guulaha Dalka

    Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa xisbiyda mucaaradka ah ee Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed ayaa xisbiyda mucaaradka ah ee Somaliland

ku eedeeyay kuwo neceb guulaha Somaliland, waxaanu tusaale ugu soo qaatay inay Somaliland tartanada caalamiga ah qaban karto tartankii oradka ee shalay markii labaad lagu qabtay Somaliland.

Wasiirka arimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed isaga oo ka khudbadaynaayay tartankii oradka ee shalay lana hadlaaya xisbiyada mucaaradka waxa uu yidhi "Waad maqlayseen qolyahayaga xisbiyada qaarbaa lahaa Somaliland tartan noocan ah laguma qaban karo, waa qaar neceb guusha Somaliland, miyaan lagu qaban miyaynaan u taagnayan, miyaan dadkaas ajaanibka ah ee dalalka ugu waaweyn ee Yurub iyo jaarkeena Jabuuti iyo Itoobiya inagala soo qaybgalin, hore ayaynu u soconaynaa ninkii dib u socinayaa isagay jirtaaye.”


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip