Jidadka magaalada Muqdisho oo saakay xiran

0
Sunday March 10, 2019 - 10:04:11 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jidadka magaalada Muqdisho oo saakay xiran

    Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba maanta xiray inta badan jidadka muhiimka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba maanta xiray inta badan jidadka muhiimka

 u ah isku socodka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, iyadoo maanta la filayo in dalka la keeno meydka Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil.

 

 

Wadooyinka ay ciidamada xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-Koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan loo diidayo inay isticmaalaan.

 

Xirnaanshaha jidadka Muqdisho saameynta ugu badan waxaa ay ku yeelataa dadka Shacabka ah oo xilliyada Shaqada ama goobaha Waxbarashada ay ku wajahan yihiin taga iyaga oo lugeynaya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip