Shir wadatashi ah oo odayaasha iyo Xukuumadda DDS uga furmay magaalada Gode

0
Monday March 11, 2019 - 19:55:41 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir wadatashi ah oo odayaasha iyo Xukuumadda DDS uga furmay magaalada Gode

    Waxaa magaalada Godey ee Degaanka Soomaalida saaka ka furmay shirwayne

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Godey ee Degaanka Soomaalida saaka ka furmay shirwayne

ay yeelanayaan odayaal dhaqameedka degaanka iyo xukuumadda Dawladda Degaanka Soomaalida.

 

Shirwaynahan oo ah mid wada tashi dowladda iyo Odayaasha degaanka u dhaxeeya ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxda u saraysa degaanka oo uu u horeeyo Madaxwaynaha Dawladda Degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo Odayaasha, Cuqaasha iyo waxgaradka degaanka.

 

Haddaba shirwaynahan wada tashiga ah ayaa intuu socdo lagaga wada hadli doonaa xaaladaha uu wakhti xaadirkan degaanku ku sugan yahay iyo sidii loola jaan qaadi lahaa isbadallada siyaasadeed iyo hormarineed ee degaanka iyo dalka ka soconaya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip