Madaxweyne Farmaajo oo maanta khudbad ka jeedinaya shirka ka soconaya Kampala

0
Wednesday March 13, 2019 - 20:30:57 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo maanta khudbad ka jeedinaya shirka ka soconaya Kampala

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

 oo ku sugan dalka Uganda ayaa ka qeyb galaya Shirka Africa Now ee ka socda dalkaas,kaas oo looga hadlayo arrimaha nabadgelyada, is-dhexgalka iyo koboca dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika.

 

Shirka ayaa lagu wada in Maanta oo Arbaco ah in la soo geba gabeeyo,waxaana khubad dheer la filayaa in uu ka jeediyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo taas oo uu kaga hadli doono arrimaha, Amniga, Kobaha Dhaqaalaha iyo isdhexgalka wadamada Geeska Afrika.

 

Shirka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galaya Kumaan Ergo oo ka kala socda Wadamada Afrika iyo Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni oo shirkaasi martigeliyey, waxaana inta ka hasran shirkaas laga hadli doonaa sida lagu kobcin karo dhaqaalaha Wadamada Afrika.

Sidoo kale Madaxweyne Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Uganda waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Madaxda ka qeyb galeysa shirkaas oo uu ka mid yahay Madaxweynaha dalka Uganda oo tiro laba jeer ah sheegay hadalo uu ugu gefay Soomaaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip