Deg Deg :- Saladiinta Beesha Arab Oo Si Kulul Ugu Hanjabey Xukuumada Muuse Biixi " Madaxweyne Dalkan Ma Jabuuti Baa Xukunta

0
Sunday March 31, 2019 - 21:02:01 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg :- Saladiinta Beesha Arab Oo Si Kulul Ugu Hanjabey Xukuumada Muuse Biixi " Madaxweyne Dalkan Ma Jabuuti Baa Xukunta

    saladiinta Beesha Arab oo uu hogaaminaayo Suldaanka Guud ee Beeshaasi Suldaan Cumar Suldaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

saladiinta Beesha Arab oo uu hogaaminaayo Suldaanka Guud ee Beeshaasi Suldaan Cumar Suldaan

 Maxamed Suldaan Faarax Suldaan Diiriye ayaa waxaa ay si kulul ugu Hanjabeen Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

 

Sulaadiinta ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen waaran qabasho ah oo dawlada jabuuti u soo goysay Ganacsade Axmed Cismaan Geele taas oo dawlada Somaliland ka aqbashey dawlada Jabuuti

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip