ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse biixi ugu baqay inuu deg deg u sii daayo dhalinyaro mudooyinkii ugu danbeeyey xukuumadu xidhay kuwaas oo uu suldaanku sheegay in lagu xidhay oo eed looga dhigay inay dhug baranayeen .

 

Suldaanka ayaa sidoo kale si adag uga hadley saraakiil ciidan oo beeshiisa ka tirsan oo uu sheegay in xukuumadu sabab aan la garaneen ay u xidhay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan