Soomaaliya oo Kenya kala hadashay burburinta shirkaddaha Isgaarsiinta

0
Thursday April 04, 2019 - 11:55:44 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo Kenya kala hadashay burburinta shirkaddaha Isgaarsiinta

    Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibadda xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad

 ayaa sheegay in dowladda Kenya kala hadleen duqeymaha iyo burburinta lagu hayo shirkaddaha Isgaarsiinta.

 

Wuxuu sheegay in dowladda Kenya u gudbiyeen liiska shirkaddaha la bur-buriyay oo intooda badan ay leedahay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, waxaa sidoo kale ka mid ah shirkaddaha Somtel iyo xawaaladda Amal.

 

Wasiirka uu hadalkiisa intaasi ku daray in Kenya uu ka dalbaday in xal koo helo arrinta soo laab laabatay ee ah dhibaatada ay ciidamada Kenya ku hayaan Shirkadaha Isgaarsiinta dalka.

Ciidamada Kenya ayaa bilihii ugu danbeeyayba weerarro burburin ah ku hayay xarumaha Isgaarsiinta qeybo ka mid ah gobollada Gedo iyo Jubbada Hoose iyaga oo sidoo kalana dilay shaqaale ka tirsanaa xarumahaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip