Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Wax-Garad Kasoo Jeeda Bariga Sanaag Iyo Gobolka Badhan

0
Monday April 22, 2019 - 20:31:05 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed Ku Maamuusay Wax-Garad Kasoo Jeeda Bariga Sanaag Iyo Gobolka Badhan

    J Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiin,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

J Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiin,  isimmo, cuqaal, aqoonyahan iyo waxgarad kasoo jeeda deegaannada Sanaag Bari iyo gobolka Badhan oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ku joogay caasimadda Hargeysa.

Hadhimadan uu madaxweynuhu ku maamuusay waxgaradka kasoo jeeda gobolka Badhan iyo Sanaag Bari oo lagu qabtay xarunta qasriga madaxtooyada, ayaa waxa ka qaybgalay madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), xubno kamid ah shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, xildhibaanno, qaar kamid ah golaha wasiirrada iyo waxgaradka kasoo jeeda Sanaag Bari iyo gobolka Badhan.

Image may contain: 5 people, people standing and wedding

Xubno kamid ah waxgaradka iyo salaadiinta kasoo jeeda Sanaag Bari iyo gobolka Badhan oo munaasibadda ka hadlay, ayaa ugu horrayn madaxweynaha uga mahadceliyey sida fiican ee uu u qaabilay, waxana ay shaaca ka qaadeen inay diyaar u yihiin sidii ay xukuumadda uga shaqayn lahaayeen hirgelinta dhammaanba wixii adeeg dawladeed ah ee deegaannadaasi u baahan yihiin.

Suldaan Maxamed Cabdilaahi Cartan oo ka mid ah waxgaradka kasoo jeeda bariga gobolka Sanaag iyo Badhan oo halkaas hadal ka jeediyey, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin sidii ay madax-dhaqameed ahaan qaybtooda uga qaadan lahaayeen hirgelinta mashaariicda xukuumaddu deegaannadaas ugu talo-gashay iyo is-fahamsiinta bulshada halkaas ku dhaqan iyo xukuumadda

Image may contain: 6 people, people standing, wedding and suit

Image may contain: 1 person, food and indoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and shoes
Image may contain: 4 people, people smiling, wedding
Image may contain: 2 people, people sitting and table
Image may contain: 1 person, smiling, sitting, eating, table and indoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting
Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and table
Image may contain: 4 people, people smiling, people standing
Image may contain: 2 people, people sitting, wedding, table and indoor
Image may contain: 3 people, people sitting, table, food and indoor
Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person, standing and hat
Image may contain: 1 person, indoor
Image may contain: 1 person
Image may contain: one or more people
Image may contain: 1 person, suit
Image may contain: 1 person

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip