Deg Deg :- Taliyayaasha Ciidamada Booliska Iyo Military-ga Somaliland Oo Ka Hadley Xaladii Deg Deg Aheyd Ee Shalay Madaxweyne Biixi Soo Saarey

0
Wednesday May 01, 2019 - 19:19:00 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg :- Taliyayaasha Ciidamada Booliska Iyo Military-ga Somaliland Oo Ka Hadley Xaladii Deg Deg Aheyd Ee Shalay Madaxweyne Biixi Soo Saarey

    Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman iyo taliyaha ciidanka Military-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabdilaahi Fadal Iiman iyo taliyaha ciidanka Military-

ga Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa waxaa ay ka hadleen xaaladii deg dega aheyd ee shalay madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay deeganada Ceel Afwey, Gar Adag iyo Ceerigaabo .

 

Taliyayaasha ayaa sheegay in in amarkaasi ay si deg deg u fulinayaan isla markaana waxaa ay fariimo u direen dadka ku dhaqan deeganadaasi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip