Ra'iisal wasaare Kheyre oo deg deg u buuxiyay xilkii uu iska casilay Wasiir Geelle

0
Wednesday May 01, 2019 - 20:30:18 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisal wasaare Kheyre oo deg deg u buuxiyay xilkii uu iska casilay Wasiir Geelle

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markiiba is deg deg u magacaabay xilkii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa markiiba is deg deg u magacaabay xilkii

uu iska casilay Wasiirkii hore ee Warfaafinta Daahir Maxamuud Geelle.

 

Xilka Wasiirka Warfaafinta ayaa loo magacaabay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ahaa Wasiirkii Ganacsiga.

 

Sidoo kale xilka Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa loo magacaabay Eng. C/llaahi Cali Xasan, oo ay isku heyb yihiin Wasiirkii is casilay ee Daahir Geelle.

Wasiirka cusub Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa ka mid ahaa Musharaxiintii isu soo taagtay Doorashada xilka Madaxweynaha 2017.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip