Tvga Oromiya ee OBN oo lagu darayo qayb Afka Soomaaliga ku hadasha

0
Wednesday May 01, 2019 - 20:33:38 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tvga Oromiya ee OBN oo lagu darayo qayb Afka Soomaaliga ku hadasha

    Madaxwaynaha degaanka Oromiya Shimalis ayaa mar uu maanta ka hadlayay shirkii nabadaynta Soomaalida

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwaynaha degaanka Oromiya Shimalis ayaa mar uu maanta ka hadlayay shirkii nabadaynta Soomaalida

iyo Oromada sheegay in Warbaahinta degaanka Oromiya gaar ahaan Tvga degaankaas ee OBN lagu darayo qayb Af Soomaali ah.

 

Madaxwayne Shimalis ayaa sheegay in qaybta Afka Soomaaliga ee Tvgan uu iskusoo dgawayn doono labada shacab ee Soomaalida iyo Oromada.

 

Hadda ka hor ayaa maareeyaha Wakaaladda Warbaahinta ee DDS A/risaaq cadhays mar uu tagay Xarunta Tvga OBN waxaa Xafiis laga siiyay Tvga SRTV, sidoo kale waxaa mustaqbalka loo ballan qaaday in qayb Afka Soomaaliga ku hadasha lagu dari doono Tvga Oromiya ee OBN.

Arrintan ayaa qayb ka ahaan doonta isu soo dhawaanshaha iyo is dhex galka Soomaalida iyo Oromada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip