Dhamaan Shaaqlaha Barkulan waxay Hambalyo U dirayaan Abdirizak Maxamed cilmi iyo Xaaskiisa Hibo Axmed Cabdilahi oo Meherkoodu ka qabsoomay magalada Hargeisa

0
Wednesday June 05, 2019 - 21:32:31 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhamaan Shaaqlaha Barkulan waxay Hambalyo U dirayaan Abdirizak Maxamed cilmi iyo Xaaskiisa Hibo Axmed Cabdilahi oo Meherkoodu ka qabsoomay magalada Hargeisa

    baarakallaahu laka wabaaraka calayka wa jamaca baynakumaa bil khayrin} "ilaahay ha kuu barakeeyo,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

baarakallaahu laka wabaaraka calayka wa jamaca baynakumaa bil khayrin} "ilaahay ha kuu barakeeyo,

 adigana korkaaga ha barakeeyo , khayrna ha idinku kulmiyo”.

Aloow Guushii Rooniyo ,Guri Barwaaqo Guuloow,Galad kaa Gudoonaye ,Hido aan Guurin Guuloow

 


 

Dhammaan Shaqaale waynaha Shabakada wararka ee Barkulannews ee ugu Horeeyo Agaasimaha Guud ee Barkulannews .com Eng Abdirisaaq Saleebaan Xirsi iyo dhamaanba Shaqaalewaynaha Barkulannews waxay hambalyomeher wacan U dirayaan Abdirizak Maxamed Cilmi Iyo Marwadiisa Hido Axmed Cabdilahi oo meherkoodu ka qabsoomi doono Huteel Adamis inn Ee Magaaladda Hargeysa Waxaaney Alle uga baryayaan inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel. Ameen

 

 

MOD_GA_NOIMG

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip