SHIRKADA HORN AND GOLF OO SHEEGTAY IN DACWADII U DHAXAY SHIRKADA ALFADXI EE DALKA MASAR AY KA GUULAYSATAY BALSE RACFAN AY KA QAATEEN

0
Sunday June 09, 2019 - 19:09:31 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRKADA HORN AND GOLF OO SHEEGTAY IN DACWADII U DHAXAY SHIRKADA ALFADXI EE DALKA MASAR AY KA GUULAYSATAY BALSE RACFAN AY KA QAATEEN

    Muddo Haatan Laga Joogo Sanad Iyo Dheeraad Waxaa Uu Khilaaf Xoogani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddo Haatan Laga Joogo Sanad Iyo Dheeraad Waxaa Uu Khilaaf Xoogani Burconews.net:-Soo Kala Dhex Galay Shirkadaha hORN and Golf Oo Laga Leeyahay sOMALILAND IYO sHIRKADA Alfatxi Oo Laga leeyahay MASAR Labadani Shirkadod Ayaa Waxa Uu Khilaafkoodu Kusalaysnaaa laba Koontiidhar Oo Sharaaba Shirkadahani Oo Muddo Khilaafkoodu Soo Jiitamaayay Ayna Kala Dhexgaleen Haayada Dhawrista Tayada Somaliland Iyo Wasaarada ARimaha Gudaha Somalialnd Kuwaas oo U Maare Waayay Inay Kala Saaraan Labadan Shirkadood Oo Iyagu Laf Dhuun Gashay Ku Noqday Guud Ahaan Somaliland .
Intaasi Kadib Labadani Shirkadood WaXay Dacwadoodii La Tageen Maxkamadaha Somaliland Si aY Ugu Gar Naqaan Mudddo Ay Dacwadoodu Socotay Kadib Waxaa shirkada Alfatxi Oo Laga Leeyahay Dalka Masar Ayaa Ku Guulaysatay Dacwadii U Dhaxaysay Iyaga Iyo Shirkada Horn AND golf Oo Laga Leeyahay Somaliland .
Balse Shirkada Laga Leeyahay Somaliland Ayaa IYadu Sheegtay Inay Rafcaan Ka Qaadanayso Xukunkani.
Shikada Al Fatxi Ee Laga Leeyahay Dalka Masar Waxay Baaq U diraysaa Laamaha Cadaalada Somaliland Baaqaasi Oo Ku Saabsan IN arinkeedaasi Rafcaanka Laga Qaatay Hoos Loo Eego Oo Loogu DHawaaqo Maadama Aanu Keenay Cadaymihii nalooga Baahnaa. Hadaba Si Aanu Wax Uga Ogaano Arinkaasi Waxa Aanu La Xidhiidhnay Shirkada Horn And Golf Waxayna Shirkadaasi Sheegtay In Dacwada Xukunkaasi Lagaga Guulaystay Shirkadooda Balse AY Rafcaan ka Qaateen .Hase Yeeshee Khilaafkan Udhexeeya Labada Shirkadood Ayaan Lagaranayn Halka Uu Ku Danbayn Doono Khilaafkoodu .`
Xigasho Kaafinews

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip