RW Khayre: Waa lagama maarman midnimada Galmudug

0
Friday July 05, 2019 - 18:15:13 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Khayre: Waa lagama maarman midnimada Galmudug

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya , Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya , Xasan Cali Khayre ayaa maanta sheegay in lagama maarmaan
tahay midnimada Galmudug, si loo dhameystiro howlgalka khawaarijta looga xoreynayo goobaha ay kaga harsan yihiin Dowlad Goboleedka Galmudug.

Ra’iisul Wasaaraha oo maanta salaaddii Jimcaha kula dukaday masjidka jaamacatu raqay boqollaal qof oo reer Dhuusamareeb ah ayaa hadal uu ka jeediyay ku bogaadiyay dadaalka ay culumadu hoggaamineysay ee lagula dagaallamay Al-Shabaab, isaga oo ku baaqay in loo midoobo sidii dalka oo idil looga saari lahaa.

Dhanka kale,Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka digay dhibaatada ay qabyaaladdu leedahay iyo saameynta xun ay bulshada ku reebto. Waxa uu farta ku fiiqay in loo baahan yahay in si wadajir ah looga dagaallamo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip