Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco

0
Wednesday July 10, 2019 - 18:10:17 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudaharaad Xooggan Oo Ka Bilaamay Magaalada Burco

    Mudaharaad lagaga soo horjeedo dagaal gobolka Sanaag ku dhex-maraya Ciidammada qaranka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudaharaad lagaga soo horjeedo dagaal gobolka Sanaag ku dhex-maraya Ciidammada qaranka Somaliland

 iyo kuwa jabhadda Kornayl Caarre gobolka Sanaag ayaa goordhawayd ka bilaamay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

 

Dhawaqa rasaasta ayaa laga maqlayaa magaalada Burco.

Sidoo kale, shacabka ayaa taayiro ku gubaya waddooyinka qaar ee magaaladaasi.

Dhinaca kale, dagaal ayaa ka socda deegaanka Dhoob ee bariga degmada Ceerigaabo, kaasi oo u dhaxeeya Ciidanka Somaliland iyo Korneyl Caarre, waxaanu mudaharaad ka bilaamay magaalooyinka Ceerigaabo iyo Burco.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip