" Agaasimaha Shaqo Qaran Ha Iscasilo…." Xisbiga Waddani

0
Wednesday July 31, 2019 - 17:25:57 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Agaasimaha Shaqo Qaran Ha Iscasilo…." Xisbiga Waddani

    Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaan-ba uu fashilmay mashruucii Shaqo qaran

 oo ay sheegen in ay ka xisbi ahaan u arkayeen ifa faalo u soo baxay dhalinyarada Somaliland

 

Sidoo kale Xisbiga Waddani waxaa uu ku baaqay in uu icasilo agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran , waxaana sidaas warbahinta maanta u sheegay Gudoomiyaha garabka Dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip