Ammaanka garoonka diyaaradaha Dhuumsamareeb oo lagu wareejiyay ciidammada Danab

0
Saturday August 03, 2019 - 17:47:07 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ammaanka garoonka diyaaradaha Dhuumsamareeb oo lagu wareejiyay ciidammada Danab

    Ciidammada amniga ee dowladda Soomaaliya gaar ahaan ciidanka Danab ayaa si rasmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidammada amniga ee dowladda Soomaaliya gaar ahaan ciidanka Danab ayaa si rasmi
 ah ula wareegay ammaanka garoonka diyaaraddaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa inta uusan ka soo ambabixin Dhuusamareen, wuxuu kormeeray ciidammada la wareegay amniga garoonka diyaaraddaha, isagoo taliska ciidanka sugaya amniga garoonka kula dardaarmay in adkeeyaan amniga garoonka, si loogu guuleysto dadaallada ballaaran ee lagu dhisayo Galmudug loo dhanyahay.

Shalay ayaa ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya waxaa si rasmi ah looug wareejiyay sugidda amniga caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip