Uganda Airlines oo shaacisay xilliga ay duulimaadka ku tagayso Muqdisho

0
Saturday August 03, 2019 - 17:48:01 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uganda Airlines oo shaacisay xilliga ay duulimaadka ku tagayso Muqdisho

    Shirkadda diyaaraddaha ee Uganda Airlines ayaa shaaca ka qaadday xilliga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkadda diyaaraddaha ee Uganda Airlines ayaa shaaca ka qaadday xilliga
ay billaabayso duulimaadyada ugu horreeya ee ay ku tagayso Nairobi, Jubba, Muqdisho iyo Dar Es Salaam.

Shirkadda ayaa u dejisay Agoosto 28, 2019ka, waqtiga ay duulimaadyada billaabanayaan, maalmo kadib markay shahaadada hawadooda ka heleen hay'adda Duulista Rayidka ee Ugandha seddex bilood oo tijaabo ah kadib.

Uganda Airlines ayaa iibsatay labo diyaaradood oo cusub ,qorshaha oo lagu sheegay billowga dib usoo nooleynta diyaaradda qaranka ee dalka Uganda, balse waxay muddo sugayeen in loo fasaxo shahaadada hawadooda si ay u billaabaan duulimaadyada ganacsiga.

Hadda waxaa la xaqiijiyay in diyaaradda ay u duuli doonto Nairobi iyo Jubba laba jeer maalin kasta iyo Muqdisho, saddex jeer maalintii. Diyaaradda ayaa sidoo kale la filayaa inay u duulaan Dar es Salam iyo Kilimanjaro hal mar maalintii, Bujumbura iyo Mombasa saddex jeer usbuucii.

Tikidka Muqdisho ayaa noqon doonaa tagin iyo soo laabasho $590.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip