Salaadiinta Garxajis Oo Caare Buuraha Sanaag Kula Kulmay

0
Saturday August 03, 2019 - 17:58:58 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Salaadiinta Garxajis Oo Caare Buuraha Sanaag Kula Kulmay

    Madax Dhaqameedka waawayn ee beesha garxajis oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Buuraha Gobolka Sanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madax Dhaqameedka waawayn ee beesha garxajis oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa Buuraha Gobolka Sanaag

 oo ay ku sugan yihiin Ciidanka Uu Hogaaminayo Kornayl Caare ayaa halkaasi kulamo kula Yeeshay.

 

Waftigan Madax Dhaqameedka ah ayaa waxa hogaaminayay Suldaanka Guud ee beelaha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani waxaana ay la soo galeen kornaylka sawiro muujinaya in ay kulmeen.

Kornayl Caare ayaa ciidanka qaranka somaliland dhawr jeer dagaal ku dhexmaray buuraha gobolka sanaag waxaana uu caare ku doodayaa inuu cadaalad daro ka baxay.

Madax dhaqameedkan ayaan ilaa hadda soo bandhigin qodobada uu hor dhigay kornayl caare waxaana laga dhur sugi doonaa qodobada ka soo baxa shirka ay wadda yesheen caare iyo salaadiintu.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip