Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo markii ugu horeysay Qof Dumar ah u magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

0
Wednesday September 04, 2019 - 14:08:57 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo markii ugu horeysay Qof Dumar ah u magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda

    Wareegto kasoo baxday Wasiirka gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Wasiirka gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Maxamed

ayaa kusimaha agaasimaha guud ee Wasaarada Gaashaandhiga loogu magacaabay Jihaan Cabdulaahi Xasan.

 

 

Wasiirka Wareegtada uu soo saaray ayuu ku sheegay in qibrada iyo aqoonta ay u leedahay howlaha Wasaarada Gaashaandhiga u xushay in gabadhan u magacaabo ku simaha agaasimaha guud ee Wasaarada Gaashaandhiga.

 

 

Jihaan Cabdullaahi Xasan ayaa noqoneysa gabadhii ugu horeesay oo agaasime ka noqoto Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya, waxaana dad badan shaki galinayaan qibrada gabadhan u leedahay xilka loo magacaabay iyo waxqabadka ay la imana doonto.

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Difaaca :-

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip