Sarkaal ka tirsanaa Booliiska AMISOM oo la helay isaga oo meyd ah

0
Sunday September 08, 2019 - 18:18:56 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal ka tirsanaa Booliiska AMISOM oo la helay isaga oo meyd ah

    Sargaal ka tirsanaa ciidamada booliiska AMISOM kana soo jeeda dalka Uganda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sargaal ka tirsanaa ciidamada booliiska AMISOM kana soo jeeda dalka Uganda

 ayaa shalay oo Sabti aheyd 07 September waxaa meydkiisa laga helay guri uu ka deganaa xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

 

newsinisdeEdward Bagonza oo ka mid ahaa saraakiisha sar sare ee Booliiska AMISOM ayaa meydkiisa laga helay gurigii uu degnaa, lamana oga wali sababta keentay geerida sargaalkan AMISOM katirsanaa.

Sargaal u hadlay booliiska AMISOM oo lagu magacaaboGraceGrace Turyagumanawe.ayaa xaqiijiyay geerida sargaalka katirsan AMISOM, mana faah faahin sababta keentay geerida sargaalkai.

 

Booliiska AMISOM ayaa wada baaritaano ku aadan waxa keenay geerida sargaalkan katirsanaa ciidankooda, lamana oga wali in sargaalkan uu is dilay iyo in si caadi ah u geeriyooday.

Saraakiil iyo ciidamo katirsan AMISOM ayaa marar badan meydadkooda laga helay xeryo iyo goobo kale ay Muqdisho kaga sugnaayeen, qaar kamid ah saraakiishaasi ayaana la sheegay in iyaga gacantooda isku dileen.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip