Deg Deg : Kulmiye Oo Ka Hadley Heshiiskii Xisbiyada Mucaaridka Iyo Wareejinta Xilka Gudoomiye-nimo

0
Monday September 09, 2019 - 17:02:01 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg : Kulmiye Oo Ka Hadley Heshiiskii Xisbiyada Mucaaridka Iyo Wareejinta Xilka Gudoomiye-nimo

    Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere

ayaa waxaa uu soo dhaweeyey isla markaana wax lagu farxo ku tilmamay heshiiskii shalay xisbiyada Mucaaridku ku ogolaadeen in kominshanka doorashooyinku ahaadaan 7 xubnood isla markaana doorashadii wakhtigeedii qabsoonto

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa waxaa uu cadeeyey in arinta saami qeybsigana uu qaranku xal ka gaadhi doono

Ugu danbeyn gudoomiyaha oo ka jawaabaya su,aal la weydiiyey ayaa sheegay in xilka gudoomiye nimada Kulmiye cid lagu wareejinayaa aaney jirin isla markaana reero isku wareejinayaa aaney jirin balse cidii noqon laheyd gudoomiyaha xisbiga uu shirweynaha xisbigu go,aamin doono

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip