Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharciga dhismaha guddiyada la dagaallanka Musuqmaasuqa

0
Saturday September 21, 2019 - 14:38:50 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo oo Maanta saxiixaya sharciga dhismaha guddiyada la dagaallanka Musuqmaasuqa

    Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta lagu wadaa

 in uu saxiixo sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuqmaasuqa ee labada heer.

 

 

 

Sharcigan oo soo maray marxalado kala duwan ayaa ugu danbayn lagu wadaa in maanta oo Sabti ah lagu saxiiso Munaasabad ka dhacaysa madaxtooyada Jamhuuriyadda Soomaaliya.

 

 

Agaasime ku xigeenka Warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliy C/rashiid Maxamed Xaashi oo ka la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in sharcigaan in uu yahay mid muhiimad gaar ah u leh dalka.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip