Soomaaliya oo qeybgaleysa shir maanta ka furmaya magaalada Geneva oo looga hadlayo arrimaha Qaxootiga

0
Monday October 07, 2019 - 12:56:34 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo qeybgaleysa shir maanta ka furmaya magaalada Geneva oo looga hadlayo arrimaha Qaxootiga

    Shirka 70-aad ee hay'adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaakada Geneva

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirka 70-aad ee hay'adda qaxootiga adduunka ayaa maanta ka furmaya magaakada Geneva

ee dalka Switzerland waxaana ka qeyb-galaya wafuud heer caalami ah.

 

 

 

Shirkan ayaa sanadkaan waxaa diirada lagu saaraya arrimaha qaxootigaiyo dhibaatooyinka heysta dadka barakacay sidii xal loogu heli lahaaa nolol cusubna loogu sameyn lahaa.

 

 

Soomaaliya ayaa waxaa shirka ku matalaya wafdi uu hoggaaminayoWasiirka arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta XukuumadaFederaalka Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye waxaana la filayaa in madashaasi ay qudbad ka jeediyaan wafdiga ka socda Soomaaliya.

Hay’adda Qaxootiga adduunka ayaa sheegtay in dhibaatooyin xoog leh ay wajahayaan dadka qaxootiga ah ayna u sii dheertahay mustaqbal la’aan heysata jiilalka ku dhasha qaxootiga iyo sidoo kale cafimaad daro.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip