Saudi Arabia Oo Hakiyay Xoolo Laga Soo Qaaday Sudan iyo Djabouti

0
Thursday October 17, 2019 - 13:17:11 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saudi Arabia Oo Hakiyay Xoolo Laga Soo Qaaday Sudan iyo Djabouti

    Dawladda Saudi arabia ayaa hakisay Xoolihii Uga iman jiray dalaka Suudaan iyo Djabouti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Saudi arabia ayaa hakisay Xoolihii Uga iman jiray dalaka Suudaan iyo Djabouti.
A freighter transports cattle to Saudi Arabia. It has come from northern Somalia, for Djibouti has suffered a long drought and its animals are too undernourished. The geostrategical and geopolitical importance of the Republic of Djibouti, located on the Horn of Africa, by the Red Sea and the Gulf of Aden, and bordered by Eritrea, Ethiopia and Somalia.


wasaaradda biyaha iyo beeraha ee dalka Saudi arabia ayaa soo saartay amar xayiraad lagu saarayo xoolahaasi hore looga soo dhoofin jiray dalalkaasi, ka dib markii laga helay cudurka Rift Valley.

Hay’adda Aduunka u qaabilsan caafimaadka xoolaha eeWorld Organization for Animal Health (OIE) ayaa baadhitaano ay ku samaysay xoolahaasi waxaay ku sheegtay in ay qabaan cudurkaasi.

wasiirka ayaa sheegay in markab xoolo ka soo qaaday dalka Djabouti la hakiyay in uu dejiyo xoolahaasi, ka dib markii la ogaaday in ay qabaan cudurkaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip