Xubintii Xisbiga Mucaaridkaa Ee Ucid Muxuu Isku Casilay?

0
Monday February 03, 2020 - 18:11:10 in
  • Visits: 87
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubintii Xisbiga Mucaaridkaa Ee Ucid Muxuu Isku Casilay?

    Dhawaan Ayey hayd markii La doortay komiishanka cusub ee somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan Ayey hayd markii La doortay komiishanka cusub ee somaliland
 hadaba komiishankii hore laysku khilaafay ee qay qaar kamida xisbiga iyo xukuumada ay isku fahmi waayeen qaabka ay u qabteen doorashadii hore isla markaasna ay dantanbe u qaban lahaayeen ayaa waxa la magacaabay komiishan cusub komiishanka cusub ee la magacaabay ayaa waxa qayb ka ahaa qaar ka mida komiishankii hore iyo xubin kamida xisbiga kulmiye oo ay ka biyo diideen xisbigayada mucaaridkaa xubintaas oo lagu magacaabo cabdirashiid riyo raac oo dhawr xil ka soo qabtay xukuumada kulmiye sidoo kale xubin ka soo noqday xisbiga wadani ayaa muran badan dhalisay ilaa hadana aan lays af garan ka midnoqoshadiisa komiishanka cusub sidoo kale xisbiga mucaaridkaa ayaa isagu hore xubintiisii ula noqday

hadaba wararka aan hada helayno ayaa sheegaaya in uu guud ahaanba uu is casilay xubintii xisbiga mucaaridka ah ee ucid taas oo aan la garaney sababta ka danbaysa in ay is casisho iyadoo ay hore xisbiga mucaaridkaa ee ucid uu kalsoonidii kala noqday xubintaas iyo guud ahaanba komiishanka doorashooyinka hadana waxa uu ka mid ahaa komiishanka doorashooyinka qaran


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip