Dowlada Federalka oo ku eedeysay dowlada Kenya farogelin Siyaasadeed iyo mid Amni

0
Wednesday February 05, 2020 - 19:07:31 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowlada Federalka oo ku eedeysay dowlada Kenya farogelin Siyaasadeed iyo mid Amni

    Dowlada federalka soomaaliya ayaa ku eedeysay dowlada Kenya farogelin siyaasadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada federalka soomaaliya ayaa ku eedeysay dowlada Kenya farogelin siyaasadeed

iyo mid amni oo ay ku hayso dalka Soomaaliya.


Qoraal ka soo baxay wasaarada warfaafinta ayaa lagu sheegay in dowlada Soomaaliya ay dhowreyso xiriirka derisnimo balse dowlada Kenya aysan tixgelin derisnimada.

Halkan hoose ka aqriso qoraalka wasaarada warfaafinta


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip