War Degdeg ah: Faahfaahinta Dagaal Dhex Maray Puntland iyo Somaliland

0
Wednesday February 26, 2020 - 15:10:37 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg ah: Faahfaahinta Dagaal Dhex Maray Puntland iyo Somaliland

    Deegaanka Lagu Magacaabo Kadhada oo 18km U jirta Yubbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Deegaanka Lagu Magacaabo Kadhada oo 18km U jirta Yubbe

ayaa waxa lagu soo waramayaa in uu dagaal ku dhex maray Ciidamada Qaranka Soomaaliland iyo kuwa maamulka Puntland.

In kasta oo aanay jirin warar madax banaan, hadana war saxaafadeed ay soo saareen ciidamadda qaranka Soomaaliland oo uu ku saxeexan yahay afhayeenka ciidamada Milatariga Gashaanle Sare Cabdi Cabdilaahi Xasan ( Cabdi Dheere) Waxa uu sheegay in ay iska waabiyeen weerarkaasi.

 

HALKAN GUJI OO DAAWO


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip