Faahfaahino ka soo baxaya iskahorimaad hubeysan oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe

0
Thursday February 27, 2020 - 15:19:15 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faahfaahino ka soo baxaya iskahorimaad hubeysan oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Sh/dhexe

    Wararka ka imanaya deegaanka Xaaji Cali ee ka tirsan degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya deegaanka Xaaji Cali ee ka tirsan degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe

 ayaa sheegaya in ciidamo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya oo ku dagaalamay deegaankaas.


Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in iskahorimaadkan uu geystey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,kadib markii ciidamo Milatari ah khilaaf soo kala dhex galay.

Afar ruux oo rayid ah oo labo ka mid ah ay ahaayeen dumar ayaa ku dhintey iskahorimaadkan iyadoo saddex kale oo ay labo dumar tahayna ku dhaawacmeen.

Dadka ku dhaawacmay iska horimaadka ayaa waxaa la dhigay isbitaal ku yaala degmada Cadale ee gobolka Shabeellada Dhexe.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in xaalada deegaanka uu haatan degen yahay iyadoo halkaasina ay gaareen saraakiil ka tirsan ciidamada dowlada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip