Sheikh Maxamed Shaakir oo dagaaladii ka dhacay Dhuuso mareeb ku tilmaamay xasuuq

0
Sunday March 08, 2020 - 17:40:01 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheikh Maxamed Shaakir oo dagaaladii ka dhacay Dhuuso mareeb ku tilmaamay xasuuq

    Sheikh Maxamed Shaakir ayaa muddo dhowr cishe kadib ah maanta soo saaray warsaxaafadeed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheikh Maxamed Shaakir ayaa muddo dhowr cishe kadib ah maanta soo saaray warsaxaafadeed
 uu ku muujinayo inuu weli yahay madaxweynaha Galmudug, xilli dhawaan looga itaal roonaaday Galmudug, awood ahaan iyo siyaasad ahaanba.

Warsaxaafadeedkiisu wuxuu ku eedeeyay raysal wasaaraha Soomaaliya inuu ka dambeeyay dagaaladii ka dhacay Dhuuso mareeb, isagoo ku tilmaamay xasuuq.

Wadaadka ayaa xilliga uu warkaan soo saarayay ku sugnaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, isagoo kadibna u safray dalka Kenya, isaga iyo hoggaamiyaha guud ee Ahlusunna Macalin Maxamuud Sheikh Xasan Faarax.

Halkaan hoose ka akhriso.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip