Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay qofkii ugu horreeyay ee qaba cudurka Coronavirus

0
Monday March 16, 2020 - 16:54:49 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay qofkii ugu horreeyay ee qaba cudurka Coronavirus

    Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee Corono Virus

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee Corono Virus

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee Corono Virus

laga helay muwaadin Soomaaliyeed oo hadda goob loogu talagalay lagu karantiilay.

 

 

 

Wasiirka caafimaadka XFS, Marwo Fowziyo Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Dowladda dadaal walba ku bixineyso sidii muwaadinkaas oo dalka dibadiisa ka yimid loo baxnaanin lahaa.

 

Cudurka Corono Virus ayaa fara ba’an ku haya caalamka,waxayna Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bixisay dadaal kasta oo faafitaanka cudurkaas looga hortagi karo.

C/raxmaan Diin


l


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip