Danjire Cali Saciid Faqi oo ka mid noqday Baarlamaanka cusub ee maamulka Koonfur Galbeed

0
Thursday March 19, 2020 - 18:36:33 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Danjire Cali Saciid Faqi oo ka mid noqday Baarlamaanka cusub ee maamulka Koonfur Galbeed

    Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa maanta

ka soo muuqday Liiska xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta lagu dhawaaqay.

 

 

 

Guddiga farsamada soo xulista xildhibaannada Koonfur Galbeed ayaa maanta shaaciyay liiska xildhibaanno ka kooban 95 oo noqonaya Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya.

 

Danjire Cali Saciid Faqi ayaa hadda ah safiirka dowladda Soomaaliya ee midowga Yurub waxaana jira warar soo baxaya oo sheegaya in danjiraha uu damacsan yahay qabashada xilka guddoomiyaha Baarlamaanka cusub ee maamulka Koonfur galbeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip