Wasaarada Caafimaadka oo soo saartay liiska dalal rakaabka imanaya la karantiilayo.

0
Sunday March 22, 2020 - 19:03:52 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Caafimaadka oo soo saartay liiska dalal rakaabka imanaya la karantiilayo.

    War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya

ayaa waxaa lagu sheegay in Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ka soo safraya 14 dal inay imaanayan dalka, kuwaasi oo ku xaniban garoomo ku yaala Caalamka.

Dowlada federalka ayaa muddo labo maalmood ah fasaxday duulimaadyada dalalka caalamka kadib markii cabasho ka timid muwaadiniin Soomaali ah oo ku xayiran garoomada diyaaradaha ay cagadhigtaan.

14kaan dal ayay dawladu sheegtay in dadkooda la karantiilayo si loo hubiyo caafimaadkooda, loogana baaro caabauqa dunidda kusii faafaya ee Carona-Virus.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip