Shirkada Telesom Oo Qalab Cafimaad Ku Wareejisay Wasaarada Cafimaadka

0
Monday June 22, 2020 - 19:06:18 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Telesom Oo Qalab Cafimaad Ku Wareejisay Wasaarada Cafimaadka

    Shirkada Telesom Oo Qalab Cafimaad Ku Wareejisay Wasaarada Cafimaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Telesom Oo Qalab Cafimaad Ku Wareejisay Wasaarada Cafimaadka

Shirkadda Telesom ayaa qalab caafimaad oo loogu talo galay in lagula tacaalo xanuunka Covid19 ku wareejisay wasaaradda caafimaadka Somaliland.

Telesom clouds


Munaasibada wareejinta oo ka dhacday xarunta kaydka dawooyinka ee cusbitaalka guud ee Hargeysa maanta [Isniin] waxaa, ka soo qayb-galay wasiirka horumarinta caafimaadka, wasiirka Diinta iyo Awqaafta, xubno kale oo bahda caafimaadka ah, guddomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka shirkadda Telesom iyo xubno kale oo maamulka Telesom ah.

Telesom clouds

Munaasibadan ayey shirkaddu ku wareejisay qalabka caafimaadka oo lacagtiisu dhameyd $600,000 oo dollar, waxaana qalabkaasi guddoomaywasiirka horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Badde, waxaanu uga mahadnaqay shirkadda Telesom deeqdaasi, waxaanu sheegay inay tahay deeqdii ugu muhiimsanayd ee soo gaadha wasaarada tan iyo intii uu bilaamay Covid19.

Telesom clouds



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip