Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada U Laabtay Xaruntii Telefishanka Universal Ee Hargeysa

0
Saturday June 27, 2020 - 18:51:25 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada U Laabtay Xaruntii Telefishanka Universal Ee Hargeysa

    Xafiiskii Universal TV ee Hargeysa ayay duhurnimadan maanta ah la wareegeen ciidamada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xafiiskii Universal TV ee Hargeysa ayay duhurnimadan maanta ah la wareegeen ciidamada

 sida gaarka ah u tababaran ee Somaliland. Waxaa ay xarunta TV-ga ka dareeriyeen shaqaalahii iyo weriyayaashiiba. Dawlada Somaliland weli si cad ugamay hadlin talaabadan ay qaaday, waxaase loo malaynayaa in ay la xidhiidho sidii ay telefishanada gaarka loo leeyahay qaarkood ay uga waarmeen munaasabadii xoriyada ee 26 June oo ay dawlada Somaliland sheegtay inaanay ka warami karaynin xuskii ka dhacayay magaalada Mogadisho.

Sidaas Waxa Bogga Uu Ku Leeyahay Facebookga Ku BAAHIYAY Cabdisalaan Hereri Oo ka mid ah Hawl Wadeenada Telefishankaas.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip