
Deg Deg:- Gudoomiye Mursal Oo Farmaajo Ka Dalbaday In Uu Soo Magacaabo Raysal Wasaare Cusub
Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan
ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub.
Waxaa uu sheegay 170 Xildhibaan ay xilka ka qaadeen Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo xukuumaddiisa.
Waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu heysto Muddo kooban oo uu kusoo dhiso Xukuumad cusub si dalka horay loogu socosiiyo.
Riditaanka Xukuumadda Kheyre ayaa aheyd mid deg deg ah.
Deg Deg:- Gudoomiye Mursal Oo Farmaajo Ka Dalbaday In Uu Soo Magacaabo Raysal Wasaare Cusub
Gudoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan