KULANKA KOMIISHANKA DOORASHOOYINKA IYO XISBIYADA SOMALILAND

0
Sunday July 26, 2020 - 20:54:29 in
  • Visits: 50
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KULANKA KOMIISHANKA DOORASHOOYINKA IYO XISBIYADA SOMALILAND

    Waxaa maanta ka qabsoomay xarunta dhexe ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa maanta ka qabsoomay xarunta dhexe ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka
kulan dhex maray Hogaanka Sare ee Xisbiyada Qaranka JSL iyo Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka, kulankaas oo lagaga wada hadlayey qabsoomida iyo dar-dargelinta Doorashooyinka foolka inagu soo haya ee Golayaasha Barlamaanka iyo Dawladaha Hoose.
Kulankaas oo ay ka soo qaybgaleen labada Guddomiye Xisbi ee WADDANI iyo UCID iyo Guddoomiye ku Xigeenka Labaad ee Xisbiga KULMIYE oo ay wehelinayaan Madaxda kale ee Xisbiyadu.
Kulankaas oo si guula ku soo gaba-gaboobay aya lagu falanqeeyey arrimaha ku gedaaman qabsoomida Doorashooyinka inagu soo haya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip