Gudoomiyaha Xisbiga Wadan Oo baaq udiray Beelaha Ku dagaalamaaya Gobolka Sool

0
Monday July 27, 2020 - 09:14:45 in
  • Visits: 43
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Wadan Oo baaq udiray Beelaha Ku dagaalamaaya Gobolka Sool

    Dr Cabdiraxmaan Cirro gudoomiyaha xisbiga Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr Cabdiraxmaan Cirro gudoomiyaha xisbiga Waddani
 oo baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee ku diriraya deegaano ka tirsan gobolka Sool.

"Baaq Nabadeed: 

Waxa aan u dirayaa baaqa nabadeed beelaha walaalaha ah ee colaaddu ku dhex martay deegaanka Adhi Caddeeye ee Gobolka Sool, walaalayaal waxa aan idinku baaqayaa nabad iyo in aydun colaadda joojisaan, colaadda inan baa ku dhinta, colaadda Hooyo ayaa ku goblanta, colaadda ubad baa ku agoomooba!

Xukuumadda Somaliland, madax-dhaqameedka, culimada iyo wax garadkana waxa aan ugu baaqayaa in ay u gurmadaan beelahaas walaalaha ah ee dirirtu dhex martay. 

Nabad baa naas la nuuga leh ",

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip