Midowga Yurub oo sharci-darro weyn ku tilmaamay nidaamkii loo maray kalsooni kala-noqoshadii Ra'iisul wasaare Khayre

0
Monday July 27, 2020 - 13:56:13 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Yurub oo sharci-darro weyn ku tilmaamay nidaamkii loo maray kalsooni kala-noqoshadii Ra'iisul wasaare Khayre

    Midowga Yurub ayaa sharci-darro ku tilmaamay nidaamkii loo maray kalsooni kala-noqoshadii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Midowga Yurub ayaa sharci-darro ku tilmaamay nidaamkii loo maray kalsooni kala-noqoshadii

 xukuumadddi Ra'iisul wasaare Xassan Cali Khayre, sidoo kale waxa ay sheegeen in xilliga lagu soo beegay ay dabar-jab weyn ku tahay wada-hadalladii Dawladda Federaalka iyo Maamul-goboleedyada ee wajigoodii 3-aad e loo ballansanaa 15-ka August 2020.

 

 

Bayaan kasoo baxay midowga Yurub ayaa lagu yidhi,” Nasiib darro, go’aankii kasoo baxay Golaha Shacabka Sabtidii waxay muujinayaan dib u dhaca Soomaaliya iyo kalsoonida Midowga Yurub ee horumarka Soomaaliya. Qawaaniinta loogu gudbiyey mooshinka kalsooni kala-noqoshada ah ee golaha wasiirrada ma buuxin shuruudaha dastuurka.

 

Midowga Yurub wuxuu si taxaddar leh u eegi doonaa sida ay dhacdooyinkan u soo gudbeen, cidda mas'uuliyadda qaadaysa iyo dib u dhaca uu ugeysanayso Soomaaliya horumarkeeda iyo dadaalka saaxiibbadeeda caalamiga ah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip