Waa Maxay Sababta TPLF Maanta Ciidanka Usoo Bandhigtay

0
Sunday August 02, 2020 - 19:06:54 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxay Sababta TPLF Maanta Ciidanka Usoo Bandhigtay

    Magaalada Mekele ee caasimada deegaanka tigreega ayaa maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Mekele ee caasimada deegaanka tigreega ayaa maanta
lagu soo bandhigay ciidan iyo saanad aad u badan oo kala duwan balse ubadan ciidanka booliska gaarka ah ee deegaanka tigreega, kuwaas ooku hubaysan hub culculus.
Hadaba su,aasha iswaydiinta mudan ayaa ah waa maxay sababta deegaanka tigreegu maanta usoo bandhigay ciduda ciidan.
*Jawaabta guud ee aan bandhigan ciidan ee maanta ka bixin karno ayaa ah in TPLF ay fariin udirayso xukuumada PM Abiy Ahmed iyo xisbiga PP, taasoo salka ku haysa xidhiidhka aadka uxun ee maanta udhexeeya addis ababa iyo Mekele.
Dhankakale bandhiga maanta ayaa imanaya maalmo uun kadib markii ay TPLF sheegtay inayna jirin awood joojin karta qabashada doorasha heer deegaan oo hada diyaar garawgeeda laga wado deegaanka tigreega.
Mar pm Abiy Ahmed la waydiiyay waxa ay xukuumadiisu kayeelayso hadii uu deegaanka tigreegu qabto doorasho ugaar ah ayuu ku jawaabay,, Waa Mid rabitaankooda kucidhan dhibaatana uma arko balse waxaan ku talin lahaa dhismaha cusbitaalo halka doorasho xooga ay ka saarayaan,,
Hadalka PM Abiy Ahmed, ayay dad badani ufasirteen in xukuumada addis ababa aysan uqorshays nayn talaabo ciidan oo lidi ku ah TPLF iyo deegaanka tigreega.
Sdm Jigjiga DDS

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip