Afghanistan: Weerar lagu qaaday Xabsiga Weyn ee Jalalabad

0
Monday August 03, 2020 - 14:37:19 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afghanistan: Weerar lagu qaaday Xabsiga Weyn ee Jalalabad

    Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay weerar shalay gelinkii danbe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhintay weerar shalay gelinkii danbe

ay ku qaadeen kooxda Daacish xabsiga weyn ee magaalada Jalalabad ee bariga dalka Afghanistan.

Weerarkan oo socday illaa xalay wakhti danbe ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 24 kamid ah maxaabiista iyo ciidamada goobtaasi ku sugnaa.

Sadex qarax oo ismiidaamin ah ayuu ku bilwoday weerarkan oo ay sheegatay kooxda Daacishta dalka Afghanistan.

Waxaa la rumeysan yahay in weerarkan uu yahay mid ay Daacish uga aargudaneyso dilkii loo geystay hogaamiyaha Amniyaatka kooxdaasi oo ay dhawaan dileen ciidamada dowlada.

Qaar kamid ah Maxaabiista ku xirnaa xabsiga Jalalabad ayaa la sheegay inay baxsadeen kadib qaraxyadii halkaasi ka dhacay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip