Kenya oo kusii dhowaanaysa inay Soomaaliya kala heshiiso ganacsiga Qaadka

0
Wednesday September 23, 2020 - 15:29:28 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo kusii dhowaanaysa inay Soomaaliya kala heshiiso ganacsiga Qaadka

    Xildhibaano ka soo jeeda gobolka Meru ayaa go'aansaday in dowladda Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaano ka soo jeeda gobolka Meru ayaa go'aansaday in dowladda Kenya la siiyo waqti dheeri ah si ay u xalliso caqabadaha ganacsi ee kala dhaxeeya Soomaaliya.

Hoggaamiyaashu waxay sheegeen inay Kenya ay ku sii dhawaaneyso heshiis ay Soomaaliya kala gaarayso arrimaha la xiriira xanibaada saaran ganacsiga Qaadka

Tani waxay imaaneysaa iyadoo baaqyada mudaaharaadka balaaran ee looga soo horjeedo dowladda kenya ay sii kordheen kadib markii la joojiyey ganacsigii Miirooga ee Soomaaliya lixdii bilood ee lasoo dhaafay.

Ganacsato fara badan, beeraley iyo hogaamiyaasha laga soo doortay gobolka Meru, kuwaas oo qorsheynayay mudaharaadyo lagu qasbayo dowlada inay xalliso ismari waaga ganacsiga ee kala dhexeeya Soomaaliya waxay sheegeen inay markale kulmi doonaan Jimcaha si ay u jaangooyaan wadada loo marayo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip