Warkaan digniinta ah ayaa waxaa soo saaray wasaaradda deegaanka, beeraha

0
Wednesday September 30, 2020 - 16:36:11 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warkaan digniinta ah ayaa waxaa soo saaray wasaaradda deegaanka, beeraha

    Dab qasaaro geystay ayaa saaka ka kacay goobo ganacsi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab qasaaro geystay ayaa saaka ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug.

 

Dabkan ayaa ka dhashay kaalin Shidaal oo ku taala bartamaha magaalada Dhuusamareeb waxuuna ku faafay xaruuma kale oo ganacsi oo ka ag dhawaa kaalinta Shidaalka ee dabka ka bilawday.

Boqolaal shacab ah iyo maamulka degmada Dhuusamareeb ayaa isugu soo baxay daminta dabka kuwaas oo waqti badan kadib ku guuleystay daminta dabka.

Ma ahan markii ugu horeysay uu dab noocaan oo kale uu ka kaco magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug mana jiran gadiid dab damis ah oo yaala magaaladaasi.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip