Shir Looga Hadlayo Amniga Doorashooyinka Oo Lagu Qabtay Xalane – SAWIRO

0
Monday October 05, 2020 - 19:36:16 in
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Looga Hadlayo Amniga Doorashooyinka Oo Lagu Qabtay Xalane – SAWIRO

    Shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka 2020/2021 ayaa maalmahan ka socday garoonka diyaaradaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka 2020/2021 ayaa maalmahan ka socday garoonka diyaaradaha

 ee Aadan Cadde gaar ahaan Xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho.

Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen madaxda ka socotay dowlada federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, maamulka gobolka Banaadir iyo Wakiilada Qaramada Midoobey, Midowga Afrika, Mareykanka iyo AMISOM.

Waxaa uu ujeedkiisu ahaa sidii hay’adaha amniga Soomaaliya ula wareegi lahaayeen sugida ammaanka doorashooyinka la filayo iney dhowaan ka dhacaan guud ahaan Soomaaliya.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip